Sawirro:-Guddiga Garsoorka u qaabilsan Baarlamaanka oo kormeeray Xabsiga dhexe

Guddiga Baarlamaanka federaalka Soomaaliya u qabilsan dhinaca Garsoorka ayaa kormeer howled waxa ay ku atgeen Xbsiga dhexe ee Xmr halkas oo ay ku jiraan Maxaabiis farabadan.

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Xuseen xasan cisman ayaa Xildhibaanada ka tirsan guddiga Garsoorka Baarlamanka ku soo dahweeyay Xsbiga dhexe ee Xmar.

Xildhibaanada aya kormeeray halka ayb ku xiran yihiin Maxaabiista si ay u ogaadaan xaalada ay ku sugan yihiin, iyaga oo u mahad celiyay taliska ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo ku dadaalaya daryeelka Maxaabiista.

Taliyaha ayaa waxa uu warbixin ka siiyay xaalada Maxaabiista iyo in lagu guuleystay dyactir lagu sameeyay Xarunta taliska sluubta iyada oo asyan jirin Hay’ad Gacan ka geysatay.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Kormeerka Guddiga.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media