Sawirro:-Guddiga Dastuurka Labada Aqal oo la kulmay Wakiilo ka socday Qaramada Midoobey

Guddiga Dastuurka ee Baarlamaanka Soomaaliya  ayaa maanta kulan Saacado badan  qaatey waxa uu la yeeshay wakiilo ka socdey Hay’adda Qaramada Midoobey u qaabilsan horumarinta ee UNDP.

labada dhinac ayaa waxa ay ka wada hadleen sidii iskaashi iyo wadashaqayn u dhexmari laheyd,iyo sidii Qaramada midoobey uga qeyb qaadan laheyd fududeynta dhameystirka Dastuurka qabyada ah ee dalka.

Kulanka oo arrimo kale oo farabadan looga hadlay ayaa ugu dambeyn waxa uu ku soo dhamaadey is-afgarad.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media