Sawirro:-Goobta ay ka dhaceyso Xaflada Caleemo Saarka Madaxweynaha Puntland

Daqiiqado kadib ayaa waxaa lagu wadaa in Magaalada Garoowe ee Caasimadda maamulka Puntland ay ka bilaabato Xaflada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni.

Goobta loogu tala galay inay ka dhacdo Xaflada Caleemo Saarka Madaxwseyne Deni ayaa waxaa ku sii qul qulaya Madaxda  kala duwan ee lagu Casuumay Xafladaasi oo uu kamid ah yahay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya sida Xasan Sheekh Maxamuud iyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Madax kale.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media