Sawirro:-Goobta ay ka dhaceyso Xaflada Caleemo saarka Madaxweynaha K/Galbeed

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa inay Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ay ka bilaabato Xaflada lagu Caleemo saarayo Madaxweynaha Koonfur Galbeed.

Xarunta Madaxtooyada Koonfur Galbeed ee Magalada Baydhabo ayaa Xaflada lagu qabanayaa,waxaana ku sugan Madaxweynaha Soomaaliya,Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo wafdi ka socda Dowlad goboleedyada.

Hoos Ka Daawo Sawirrada Goobta lagu qabanayo Xaflada Caleemo saarka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor