Sawirro:-Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle oo Maanta kulan ku yeeshay M/Jowhar

Magaalada jowhar ee Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle ayaa waxaa maanta kulankoodii caadiga ahaa ku yeeshay xubnaha Golaha Wasiirada Maamulkaas.

Shirka Khamiis laha ee Golaha Wasiirada Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa waxaa Shir Gudoominayay Madaxweynaha Kmg ahna Madaxweyne Ku xigeenka Dowlada Hir-Shabeelle Cali Gudlaawe Xussen,waxana inta badan Goobjog ahaa Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle..

Shirka Golaha Wasiirada ayaa Warbixino Laga dhageystay Wasaaradaha Maaliyada, Caafimaadka, Howlaha Guud, Shaqada iyo Shaqaalaha, Boostada Iyo Isgaarsiinta, Kalluumeysiga Iyo Kheyraadka Badda, iyo Diinta iyo Owqaafta.

Goordhow la socda Sawirrada iyo Codadka Shirka Golaha Wasiirada Hir-Shabeelle.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media