Sawirro:-Duqa Muqdisho oo Maanta furay Shir looga hadlayay Dimuqraadiyeynta iyo dhismaha Dowladaha hoose

Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta shir-guddoomiyey shirka JPLG oo ay ka soo qeyb galeen Dawlad Gobolleedyada iyo Beesha Caalamka, kaas oo looga hadlayay Dimuqoradiyeynta iyo dhismaha Dawladaha Hoose.

Shirka waxaa sidoo kale khudbado ka jeediyey Wasiirrada Arrimaha Gudaha Maamulkada Koonfur Galbeed iyo Galmudug, waxayna warbixin ka dhiibeen dhismaha Golleyaasha deegaanka iyo wax yaabaha lagama maarmaanka u ah si loo hirgeliyo.

Intii uu shirku socday ayay Maamul Gobolleeyada dalku soo bandhigeen habraacooda ku aadan arrimahan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media