HomeWararSawirro:-Dowladda Holland oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Sawirro:-Dowladda Holland oo balan qaad cusub u sameysay Soomaaliya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Mohamed Jamac ayaa maanta waxa uu xafiiskisa kulan kula qaatay Safiirka dowlada Holland u fadhiya Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa. Kulana labada dhinaca ay yeesheen ayaa waxa ay ugu wada hadleen sii wadista Mashruuca Xabsiga MPPC iyo sidii dowlada Holland ay dhanka tababbarada uga caawin laheyd Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed S/Guud Bashiir Mohamed Jamac ayaa maanta waxa uu xafiiskisa kulan kula qaatay Safiirka dowlada Holland u fadhiya Soomaaliya iyo ku xigeenkiisa.

Kulana labada dhinaca ay yeesheen ayaa waxa ay ugu wada hadleen sii wadista Mashruuca Xabsiga MPPC iyo sidii dowlada Holland ay dhanka tababbarada uga caawin laheyd Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyed.

- Advertisement -

Dhinaca kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed  iyo Safiirka Holland ayaa waxa ay si wadajir ah kormeer ugu sameeyeen Xabsiga MPPC oo si casri ah u dhisan,isla markaana Safiir dowlada Holland u fadhiya Soomaaliya ku amaanay Taliska Ciidanka Asluubta sida wanaagsan ay dadaalka ugu bixiyeen sidi maxaabitsa ay u heli lahaayen adeeg dhameystiran.

Sidoo kale Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyed S/Guud Bashiir Mohamed Jamac ayaa uga mahad celiyay dowlad Holland sida ay u garab taagan tahay Taliska Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.

- Advertisement -

 

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts