HomeWararSawirro:-Dowladda Federaalka oo gaadiid ku wareejisay Jubbaland 

Sawirro:-Dowladda Federaalka oo gaadiid ku wareejisay Jubbaland 

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS,ayaa labo baabur oo loogu tala galay Kormeerada Dugsiyada iyo ka qeyb qaadashada Horumarinta waxbarashada ku wareejisay wasaaradda waxabarashada jubbaland baabuurtan ayaa waxa ay qeyb ka ahaayeen 11 baabuur oo ay ku deeqay mashruuca “Iskaashiga Caalamiga ah ee Waxbarashada” (Global Partnership for Education). Agaasimaha xiriirka Gobalada iyo Hay’adaha […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee XFS,ayaa labo baabur oo loogu tala galay Kormeerada Dugsiyada iyo ka qeyb qaadashada Horumarinta waxbarashada ku wareejisay wasaaradda waxabarashada jubbaland baabuurtan ayaa waxa ay qeyb ka ahaayeen 11 baabuur oo ay ku deeqay mashruuca “Iskaashiga Caalamiga ah ee Waxbarashada” (Global Partnership for Education).

Agaasimaha xiriirka Gobalada iyo Hay’adaha Ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare Mudane Abdinur Ahmed Jamac ayaa ku wareejiyay Wasaaradda Waxbarshada jubbaland Baabuurta waxana ka gudoomay Wasiir ku xigeenka ahna ku simaha Wasiirka Waxabarshadda Jubbalanad Ahmed Ab.

- Advertisement -

Agaasimaha xiriirka Gobalada iyo Hay’adaha Ee Wasaaradda Waxbarashada Abdinur sheegay in Baabuurtaan ahmiyad ay u leedahay Horumarinta waxbarashada dalka islamarkan waxa ay qeyb muhiim ah ka qaadan daba-galka iyo kormeerka waxbarshada.

Wasiir ku-xigeenka wasaaradda waxbarashada maamulka Jubaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed ayaa bogaadiyay mashruuca GPE iyo sida bahda waxbarshda ay mar walba Garab taagan yihiin.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts