HomeWararSawirro:-Dhaawaca 35 qof iyo hal Meyd ah oo la geeyey Magalada laas-Caanood

Sawirro:-Dhaawaca 35 qof iyo hal Meyd ah oo la geeyey Magalada laas-Caanood

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magalada laas-caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka Magaaladaasi uu ka dhacay Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac. Shilkaan ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari ay la socdeen tahriibayaal u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan qpwmiyada  Oromada. Dhaawaca 35 iyo halka Meydka ah ayaa […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wararka naga soo gaaraya duleedka Magalada laas-caanood ee Xarunta gobolka Sool ayaa waxa ay sheegayaan in duleedka Magaaladaasi uu ka dhacay Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac.

Shilkaan ayaa yimid kadib markii uu rogmaday gaari ay la socdeen tahriibayaal u dhashay dalka Itoobiya gaar ahaan qpwmiyada  Oromada.

- Advertisement -

Dhaawaca 35 iyo halka Meydka ah ayaa waxaa haatan uu yaalla Isbitaalka guud ee Magalada laas-caanood sida ay xaqiijiyeen saraakiisha Caafimaadka,iyaga oo sheegay in ay u baahan yihiin gurmad Caafimaad.

Inta badan tahriibayasha u dhashay dalka Itoobiya ee shilkaas ku dhaawacmay ayaa ah Dhalinyaro,waxaana dhaawacoodu uu isugu jiraa mid culus iyo mid fudud.

Madaxda Caafimaadka ee Isbitaalka laas-caanood masheegin in dhaawac looga keenay dagaalka ka socda deegaanka tukaraq xilli wararkaas ay soo baxayeen,waxa ayna sheegeen in iminka ay ku howlan yihiin sidii Eheladooda loogu wargelin lahaa dadka ku dhaawacmay shilkaasi gaari.

- Advertisement -

Hoos Ka Daawo Sawirrada Dhaawacyada.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts