Sawirro:-Dad ku dhintay Xaflad Aroos oo ka dhacday dalka Beeru

15 qof ayaa la sheegay inay geeriyoodeen, 34 kalena dhaawacmeen, kadib, markii uu ku soo dumay Derbi ka mid ah Hoteelkii ay Xafladaasi ka socotay.

Madaxa Machadka Difaaca Madaniga ee dalkaasi, Jorge Jaafees ayaa  sheegay inay dadkaasi geeriyoodeen, kadib, markii uu roob xooggan oo ka da’ay Degmadda ANDEAN oo ku taalla Koonfurta dalkaasi sababtay inuu qeyb ahaan soo dumo Derbiga Hotelka lagu magacaabo Alhambara hotel.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor