HomeCaalamkaSawirro:-Dad dhigay Banaanbax ay ku diidan yihiin xariga Cabdi Maxamuud Cumar

Sawirro:-Dad dhigay Banaanbax ay ku diidan yihiin xariga Cabdi Maxamuud Cumar

Date:

Related stories

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Duuliyihii Flydubai oo Weerar Lagu Dhaawacay

Duuliyihii diyaaradda Flydubai ee ka duushay Dubai kuna socotay Tel Aviv ayaa dhaawacmay kadib iska horimaad ka dhacay qolkii duuliyayaasha, iyadoo diyaaradda si degdeg ah loogu dejiyay Tabuk, Sacuudiga.

Trump oo UN-ka Ka Hadlay Iran iyo ICC

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa khudbaddiisa Golaha Guud ee Qaramada Midoobay kaga hadlay Iran, Maxkamadda Dambiyada Caalamiga ah

Waxaa Maalintii labaad Magalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ka dhacay banaanbax ay dhigayeen qaar ka mid ah taageerayaasha Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar. Talaadadii la soo dhaafay ayaa Ciidamada federaalka Itoobiya waxa ay xireen Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka kaas oo xeer ilaalinta Itoobiya ku […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Waxaa Maalintii labaad Magalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ka dhacay banaanbax ay dhigayeen qaar ka mid ah taageerayaasha Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar.

Talaadadii la soo dhaafay ayaa Ciidamada federaalka Itoobiya waxa ay xireen Cabdi Maxamuud Cumar Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka kaas oo xeer ilaalinta Itoobiya ku eedeysay tacadiyo uu geystay intii uu xukunka hayay.

- Advertisement -

Dadka banaanbaxa jigjiga ka dhigay ayaa waxa ay ka caroodeen xariga Cabdi Maxamuud Cumar,waxa ayna wateen Warqado ay ku qoran yihiin free Cabdi Maxamuud oo ah hala siidaayo,waxaana amaanka sugayey Ciidamo ka tirsan kuwa liyuu boolis.

Qaarkood ayaa waxa ay ku dhawaaqayeen ma aqbaleyno in la xiro Cabdi Maxamuud Cumar iyo Erayo kale.

Shalay oo Arbaco aheyd ayaa waxaa Maxkamad ku taalla Adis Ababa la soo taagay Cabdi Maxamuud Cumar  iyo lix ka mid ahaa maamulkiisa in kastoo weli aan xukun lagu ridin.

- Advertisement -

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts