HomeWararSawirro: Ciidanka NISA oo qabtay Haweeney Gurigeeda ku keydsanaa Hub iyo walxo...

Sawirro: Ciidanka NISA oo qabtay Haweeney Gurigeeda ku keydsanaa Hub iyo walxo Qarxa

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen Haweenay gurigeeda uu ku keydsanaa Hub iyo waxyaabaha Qarxa. Saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka ayaa warbaahinta ku hadasha Afka dowladda Soomaaliya u sheegay in haatan uu socdo baaritaan lagu haayo Haweeneydaan iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ciidanka Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka ayaa howlgal qorshaysan oo ay ka fuliyeen degmada Dharkenlay ee magaalada Muqdisho waxay ku soo qabteen Haweenay gurigeeda uu ku keydsanaa Hub iyo waxyaabaha Qarxa.

Saraakiil ka tirsan ciidanka ammaanka ayaa warbaahinta ku hadasha Afka dowladda Soomaaliya u sheegay in haatan uu socdo baaritaan lagu haayo Haweeneydaan iyo hubka lagu soo qabtay, isla markaana loo gudbin doono Maxkamad.

- Advertisement -

“Howlgalkaan guuleystay ayaa yimid kadib go’aankii Madaxweyne Xasan Sheekh uu maalin ka hor uga dhawaaqay Muqdisho, kaas oo ahaa in Khawaarijta Garan-waaga ah ee dadkeena ku dhex jirta, hadana ugaarsaneysa deg deg looga soo dhex saaro” ayaa lagu yiri Qoraal uu faafiyay Telefashinka Qaranka.

Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Gobolka Banaadir Maxamed Axmeed Diiriye Yabooh ayaa sheegay inay wadaan qorsheyaal lagu xaqiijinayo amniga magaalada Muqdisho, isla markaana la bilaabi doono howlgalo lagu baarayo guryaha.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts