Sawirro:-Ciidamo Itoobiyaan ah oo Gudaha u galay Magalada Baydhabo

Wararka naga soo gaaraya Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxa ay sheegayaan in Ciidamo Itoobiyaan ah ay Goordhow galeen Gudaha Magalada Baydhabo.

Ciidamo wata Dabaabaadka ayaa lagu arkay Xaafadaha Magalada Baydhabo,xilli halkaasi ay ka socdeen banaanbaxyo rabshado watay.

Wariyeyaal ku sugan Magalada Baydhabo ayaa waxa ay soo sheegayaan in Ciidamada Itoobiya soo galeen Baydhabo,isla markaana xiiligaan xaalada Magalada ay tahay mid degan.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor