HomeWararSawirro:-Cabdi Maxamuud Cumar oo markale Maanta Maxkamad ka soo muuqday

Sawirro:-Cabdi Maxamuud Cumar oo markale Maanta Maxkamad ka soo muuqday

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Maanta markale waxa ay Maxkamadeyntiisa ka bilaabatay Magalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu eedeeyey falal ay ka mid yihiin dil, dhac,hanti lunsasho, asaasida ururo dhib geystay iyo baalmarida Dastuurka Itoobiya ayaa kas oo muuqday Maxkamadda 19aad ee Federaalka Itoobiya, saldhigeeduna […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynihii hore ee dowlad deegaanka Soomaalida Cabdi Maxamuud Cumar ayaa Maanta markale waxa ay Maxkamadeyntiisa ka bilaabatay Magalada Adis Ababa ee Caasimadda Itoobiya.

Cabdi Maxamuud Cumar oo lagu eedeeyey falal ay ka mid yihiin dil, dhac,hanti lunsasho, asaasida ururo dhib geystay iyo baalmarida Dastuurka Itoobiya ayaa kas oo muuqday Maxkamadda 19aad ee Federaalka Itoobiya, saldhigeeduna yahay magaaladda Addis Ababa.

- Advertisement -

Lama oga xilliga Maxkamada ay kiiskiisa go’aan rasmiha ah ka soo saareysa balse dhawaan ayaa waxa uu cod su diray Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya kaas oo ah in uu cafiyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts