HomeWararSawirro:-Al-shabaab oo soo Bandhigay Meydadka Askar iyo hub

Sawirro:-Al-shabaab oo soo Bandhigay Meydadka Askar iyo hub

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Al-shabaab ayaa Goob fagaare ah oo ku taalla Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kusoo Bandhigtay Meydad ay sheegeen inay yihiin Askar ka tirsan Ciidanka Jubbaland oo dagaal lagu dilay. Al-shabaab ayaa sheegtay in dagaalka lagu dilay Askarta ka tirsanaa Ciidanka Jubbaland uu ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Baar Sanguuni, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Al-shabaab ayaa Goob fagaare ah oo ku taalla Degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose waxaa ay kusoo Bandhigtay Meydad ay sheegeen inay yihiin Askar ka tirsan Ciidanka Jubbaland oo dagaal lagu dilay.

Al-shabaab ayaa sheegtay in dagaalka lagu dilay Askarta ka tirsanaa Ciidanka Jubbaland uu ka dhacay duleedka Magaalada Kismaayo gaar ahaan deegaanka Baar Sanguuni, iyadoo dagaalkaas uu yimid kadib markii weerar ku qaadeen halkaas.

- Advertisement -

War qoraal ah oo lagu faafiyay barahood Internet-ka ayaa waxaa ay ku sheegteen inay gacanta ku dhigeen Meydadka 5 askari iyo hubkii ay wateen, kuwaasi oo lagu soo bandhigay Jamaame.

Dhinaca kale weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Saraakiisha Ciidanka Maamulka Jubbaland oo ay uga hadlayaan Meydadka ay soo Bandhigtay Al-shabaab, kuwaasi oo ay ku sheegeen inay yihiin Askar ka tirsan Jubbaland.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts