Sawiro:Toogashadi safiirka Ruushka u joogay Turkey

Waxaa la xaqiijiyey geerida safiirka Ruushka u joogay Ankara kadib marki uu toogtay askari police Ah oo Turkey Ah

wWarbaahinta Turkiga ayaa shegtay in askariga narku toogashada geysanayey uu ku dhawaqayey “Alahu Akbar” “Aleepo ayaad ku disheen adna halkan ayan kugu dilaya ” taaso muujineysa in askariga uu la muujiyey sida uu Alepo ugu careysanyahay Ruushka duqeynta ay ku hayaan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor