Sawiro:Dhageyso:-Dowladda Soomaaliya oo lagu wareejiyay deeq Gargaar ah

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta waxay ay Markab siday deeq ka heshay dowladda Indonesia taas oo wax looga qabanayo abaaraha xiligaan ka jira qeybo kamid ah Soomaaliya.

Goobta ay deeqda kula wareegeysay dowladda Soomaaliya ayaa waxaa ku sugnaa Wakiilo ka socday dowladda Indonesia iyo dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka dowladda Soomaaliya Maryam Qaasim ayaa dowladda Indonesia uga maahd celisay Gargaarka ay soo gaarsiiyeen iyagoo ku soo aadiyay xiligii loo baahnaa.

Sidoo kale waxaa Goobta ku sugna masuuliyiin ka socotay Guddiga Gurmadka baarha Soomaliya oo durbadiida deeqdas kala wareegay dowladda Soomaliy si ay u garsiiyn dadka u bahan.

Masuuliyiin ka socotay dowladda Indonesia yaa iyana dhankooda waxa y sheegeen in deeqdan ay wqti badan geliyeen islamarkaana ay soo dhiibeen Shacabka Indonesia oo ka damqaday dhibaatada heysata walaalahooda Soomaaliyeed.

Hoos Ka Dhageyso Codka kana Daawo Sawirada

 

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media