Alshabaab ayaa baahisay sawirrada weerarkii ay ku qaaday Saldhigga Af-urur ee Gobolka Bari, maamulka Puntland 8-dii June ee Sanadkaan 2017.
Muuqaalada ay baahisay qeybta Alshabaab u qaabilsan warfaafinta waxaa ka muuqda qasaare weyn oo gaaray xerada iyo ciidamada Puntland, oo ay ku jiraan gaadiid la gubay iyo hub la bililiqeystay.
Dagaalkaas ayaa la sheegay in lagu dilay 45 askari oo ka mida ciidamada Puntland oo ay ku jiraan saraakiishii ugu sareysay ee saldhiggaasi.
Sawiro
Raid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of BosasoRaid on the apostate encampment at Af-Urur – 100KW SW of Bosaso
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.