SAWIRO :Shaambo loogu magac daray Farmaajo oo suuqyada Muqdisho so galay

Shirkad so saarta Shaambooyinka oo xarunteeda tahay magaalada Muqdisho aya so saartay Shaambo ay ugu magac dareen madaxweyne Farmajo

Shirkadan oo ku taala S/Bakaaraha waxaa marki u horeysay ay so tijaabiyeen shaambadan .

Wariyaheena Saleymaan Raage oo suuqyada booqday ayaa sheegaya in si weyn loo iibsanayo oo suuq badan ay heysato Shaambadan

shaambadan aya ila hada laga hela suuqyada Bakaaro,Suuq bacaad iyo Xamarweyne

 

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor