HomeWararQalab Caafimaad oo lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka DFS

Qalab Caafimaad oo lagu wareejiyay Wasaaradda Caafimaadka DFS

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Qalab Caafimaad oo isugu jira qeyba kala duwan sida sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya kusoo hagaajiyay Hey’adda Tawakal oo ay soo wakiisheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Germany, kuwaasi oo qalabkani ugu talo galay in looga faa’iideeyo bukaanada ku jira […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Qalab Caafimaad oo isugu jira qeyba kala duwan sida sariiraha bukaanka loogu talo galay iyo agab kale ayaa waxaa Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada ee Dowlada Federaalka Soomaaliya kusoo hagaajiyay Hey’adda Tawakal oo ay soo wakiisheen Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Germany, kuwaasi oo qalabkani ugu talo galay in looga faa’iideeyo bukaanada ku jira isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka ee Banaadir.

Masuuliyiinta Wasaaradda Caafimaadka ayaa qalabkan kala wareegay Hey’adda Tawakal waxeyna dhankooda kusii wareejiyeyn maamulka isbitaalka Banaadir si loogu adeego muwaadiniinta Soomaaliyeed.

- Advertisement -

Guddoomiyaha Hey’adda lasoo wakiishay ee Tawakal Xasan Xuseen Rooble ayaa sharaxay inta qeybood ee uu ka koobanyahay qalabkan.

Agaasimaha Waaxda Qalabka iyo Daaweynta Dr Abdulkadir Wehliye ayaa uga mahadceliyay dadkii soo dhiibay qalabkan iyo intii gacanta ka geystay, wuxuuna dhinaca kale jaaliyadaha Soomaaliyeed ugu baaqay inay gacan ka geystaan sidii qalab dhameystiran loogu heli lahaa isbitaalada kala duwan ee bulshada loogu  adeego.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts