SAWIRO : Madaxweyne Farmaajo iyo Antonio Guterres oo hada shir jaraa´id ku qabanaya Villa Somalia

Wariyaheena Salesman Raage ayaa soo sheegaya inuu hada socio shir jaraid oo uu madaxweyne farmaajo la qabanayo xoghahaya guud ee QM Antonio Guterres .

Shirk jaraaid ayaa ku saabsan saameynta abaaraha dalka iyo sida beesha caalamka iyo dawladda oo iskaashanaya wax uga qaban karaan

La soco SAWIRO IYO WARAR DHEERAD AH

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor