HomeWarar(SAWIRO): Kenya oo in ka badan boqol qof oo ku dhaawacantay Isbuurasho...

(SAWIRO): Kenya oo in ka badan boqol qof oo ku dhaawacantay Isbuurasho uu qarax sababay.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ugu yaraan 108 qof ayaa maanta ku dhaawacantay Is-buurasho ka dhacday Dugsiga Adeeggaa Dhallinyarada Qaranka “The National Youth Service (NYS) Training School” oo ku yaalla Degmadda Gilgil ee Bartamaha dalka Kenya. Goobjoogayaal ayaa sheegay inay dadkaasi isbuurteen, kadib, markii  ay maqleen qarax ka dhashay Qalabka Korantadda (A Transformer Explosion, oo ay u qaateen in Qarax […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ugu yaraan 108 qof ayaa maanta ku dhaawacantay Is-buurasho ka dhacday Dugsiga Adeeggaa Dhallinyarada Qaranka “The National Youth Service (NYS) Training School” oo ku yaalla Degmadda Gilgil ee Bartamaha dalka Kenya.

transformer explosionGoobjoogayaal ayaa sheegay inay dadkaasi isbuurteen, kadib, markii  ay maqleen qarax ka dhashay Qalabka Korantadda (A Transformer Explosion, oo ay u qaateen in Qarax lagu soo weeraray Xarunta NYC Training School.

- Advertisement -

Dadka ku dhaawacmay qaraxaasi ayaa la dhigay dhowr Isbitaal, iyadoo dadka dhaawacmay ay ka mid yihiin 5 haween.

Si kastaba ha ahaatee, Reer Kenya waxay qarax kasta oo ay maqleen u kala cararaan sidii Weer soo dhex galay Ariga oo kale, waxayna qarax kasta u qaataan inay Alshabaab weerar ku soo qaadeen goobaha ay joogaan.

NYC3 NYC2 NYC1 NYC

- Advertisement -

©Radio Dalsan      

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts