feejignaan dheeri ah ayay muujinayaan ciidamada xasilinta amniga Muqdisho kadib weerarkii ku bilaawday qaraxyada ee lagu qaaday  Maqaayadda Pizza House kaas oo dad badani ay ku dhinteen.
Wadooyinka iyo Isgoysyada Waaweyn ee Magaaalda Caasimadda ee Muqdisho ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo isku darees ah oo ka tirsan kuwa xasilinta amniga Muqdisho ku waas oo laga dareemayo feejignaan dheeri ah si ay amniga u xaqiijiyaan.
Ciidamada ayaa baaraya Gadiidka iyo sidoo kale dadka saaran,waxana la arkayay Shacabka oo dhankooda ku qanacsan howlgalka ay wadaan ciidamada xasilinta amniga Muqdisho.
Hoos Ka Daawo Sawiro laga soo qaaday feejignaanta Ciidamada