Sawiro:-Ciidamo iyo Maraakiib dagaal oo soo gaaray dalka Soomaliya

Dowladda Dalka Talyaaniga ayaa waxa y ciidamo gaar ah u soo dirtay dalka Soomaaliya gaar ahaan Puntland ciidamadaas oo wata Maraakiibta dagaalka iyo Diyaaradaha loo yaqaano Helicopterka.

Ciidamada ayaa ka mid noqon doona kuwa la dagaalama kooxaha loo yaqaano Burcad Baddeeda Soomaalida,waxana xeebaha Puntland ku sugan Ciidamo iyo Maraakiib kale oo ka socda dowladdaha midowga Yurub.

Burcad Baddeeda Soomaalida ayaa bilihii la soo dhaafay waxa ay ahaayeen kuwa soo laba kacleeyay iyagoo dhowr Markab iyo doonyo ka afduubtay xeebaha Puntland waxa ayna tani imaaneysa xili Soomaaliya ay ku soo wajahan yihiin laba Markab oo kuwa dagaalka ah oo ay leedahay dowladda Iiran.

Sawiro

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media