(SAWIRO): Aqalka Sare ee Barlamaanka oo yeeshay Astaan U Gaar ah.

Xildhibaanadda Aqalka Sare ee Barlamaanka Federalka ayaa shalay yeeshay Kulan ay kaga hadleen Ansixinta Astaanta u gaarka ah Aqalka Sare iyo Ajendayaal kale.

43 Xildhibaan ayaa soo xaadirtay Kulankaasi oo uu guddoomiyey Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS, Cabdi Xaashi C/llaahi, waxaana lagu lafa-guray Xaalladda Abaaraha Somalia iyo Gurmadka ay ka geysan karaan.

Xildhibaanadda waxay kaloo ka doodeen Qaabka ay noqonayso Astaanta Khaaska ee Aqalka Sare, waxaana ugu dambeyntii loo codeeyey Astaanta hoos ku sawiran.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media