HomeWararSalaad Cali Jeele''Kala daad-sanaanta ka dhex jirta AMISOM waxa ay ku timid...

Salaad Cali Jeele”Kala daad-sanaanta ka dhex jirta AMISOM waxa ay ku timid wada shaqeyn la,aan”

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Siyaasiga Soomaaliyeed Salaad Cali Jeele oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa dhaliil xoogan u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay iney ka gaabisay in Ciidamadeeda ay ku koontaroosho Wada shaqeynta kaal dhaxeysa AMISOM. Jeele Waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada ay ka gaabiyen Amniga Dalka oo dhan isaga oo xalka u arka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Siyaasiga Soomaaliyeed Salaad Cali Jeele oo Wareysi gaar ah siiyay Radio Dalsan ayaa dhaliil xoogan u jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya oo uu sheegay iney ka gaabisay in Ciidamadeeda ay ku koontaroosho Wada shaqeynta kaal dhaxeysa AMISOM.

Jeele Waxa uu sheegay in Ciidamada Dowlada ay ka gaabiyen Amniga Dalka oo dhan isaga oo xalka u arka in dib loo tababaro xuquuqdoodana la siiyo Askarta Dowlada Soomaaliya.

- Advertisement -

Halkan hoose ka dhageyso Wareysi uu ka qaaday Wariyaha Radio Dalsan Cabdiwaxiid Cabdullahi Daahir:-

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts