Wakaalladda Wararka Sacuudiga ee S[A ayaa sheegtay inay Ciiddanka Difaaca Cirka soo rideen 2 Gantaal oo lala maaganaa magaalladda Khmiis Musheyt ee Koonfurta dalkaasi.
Mid ka mid Gantaaladaasi ayaa la soo riday, halka midka kale uu midka kale ku dhacay dhulka Lama-degaanka ee magaalladda Khamiis Musheyt.
Duqeyntan ayaa timid maalmo kadib,markii ay Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga burburiyeen xarun ay Maleeshiyadda Xuutiyiinta ka soo ridaan Gantaalladda Balaastikada oo ku taalla Gobalka sacda ee dalka Yemen.