HomeWararSacuudiga oo Dowladda Soomaaliya ka Caawinaya la dagaalanka AL-Shabaab

Sacuudiga oo Dowladda Soomaaliya ka Caawinaya la dagaalanka AL-Shabaab

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Wasiirka gaashaandhigga dowladda Fedeeraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay taliyaha ciidanka xoogga dalkaas Jeneral Fayad Al-ruwaili oo wasiirka iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyey dalkaas. Labada dhinac ayaa ka wada hadalay iskaashiga amni ee labada dal iyo la dagaalanka al-shabaab in Sucuudigu uu ku caawiyo Soomaaliya. […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasiirka gaashaandhigga dowladda Fedeeraalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur oo ku sugan dalka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan la qaatay taliyaha ciidanka xoogga dalkaas Jeneral Fayad Al-ruwaili oo wasiirka iyo wafdigiisa ku soo dhaweeyey dalkaas.

Labada dhinac ayaa ka wada hadalay iskaashiga amni ee labada dal iyo la dagaalanka al-shabaab in Sucuudigu uu ku caawiyo Soomaaliya.

- Advertisement -

“waxaan ka wadahadalnay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga ciidamada labadeena dal iyo sidii la isaga kaashan lahaa la dagaallanka argagixisada caalamiga ah” ayuu yiri wasiir Jaamac”.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts