HomeWararSaciid Deni oo Maanta qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dalka

Saciid Deni oo Maanta qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dalka

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Musharax Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Federaalka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo talaado ah qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya. Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa Saciid Deni diiwaan-geliyay, isla markaana siiyay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha, kadib markii uu soo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa ee laga rabay Musharaxiinta u […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland ahna Musharax Madaxweynaha 10-aad ee dowladda Federaalka Saciid Cabdullaahi Deni ayaa Maanta oo talaado ah qaatay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha dowladda Soomaaliya.

Guddiga doorashada Madaxweynaha ayaa Saciid Deni diiwaan-geliyay, isla markaana siiyay shahaadada Musharaxnimo ee xilka Madaxweynaha, kadib markii uu soo buuxiyey shuruudihii looga baahnaa ee laga rabay Musharaxiinta u tartameysa doorashada.

- Advertisement -

Guddiga isku dhafka ah ee doorashada ayaa maalintii saddexaad Xarunta Aqalka Sare ka wada bixinta shahaadada ay qaadanayaan Musharaxiinta u tartameysa xilka Madaxweynaha, waxaana Guddiga ay Maanta soo gaba-gabeynayaan diiwaan-gelinta.

In ka badan 30 Musharax oo ay ku jiraan Madaxweyneyaashii hore ee Soomaaliya, Ra’iisul Wasaareyaal hore, Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhammaaday iyo siyaasiyiin kale ayaa loo diiwaan-geliyay inay u tartamaan xilka Madaxweynaha dalka.

Magaalada Muqdisho gaar ahaan Teendhada Afisyooni ee xeyndaabka Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ayaa lagu wadaa inay ka dhacdo 15-ka bishaan May doorashada Madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts