HomeWararRW Xamse oo isku shaandheyn Caawa ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa...

RW Xamse oo isku shaandheyn Caawa ku sameeyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa sameeyay magacaabis iyo isku shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre: Markii uu arkay qodobka 97aad farqadiisa 3-aad ee Dastuurka KMG ah, Markii uu arkay qodobka 98aad farqadiisa 2-aad ee xarfaha A & B […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xamsa cabdi Barre ayaa sameeyay magacaabis iyo isku shaandheyn qaar ka mid ah Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre: Markii uu arkay qodobka 97aad farqadiisa 3-aad ee Dastuurka KMG ah, Markii uu arkay qodobka 98aad farqadiisa 2-aad ee xarfaha A & B ee Dastuurka KMG.

- Advertisement -

Markii uu arkay qodobka 100-aad xarfaha A, B iyo C ee Dastuurka KMG Markii uu arkay howlaha baaxadda leh ee horyaala Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Markii uu tixgeliyay talada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Markii uu garowsaday baahida loo qabo in la dardargeliyo shaqada Xukuumadda.

- Advertisement -

waxa uu isku Shaandheyn iyo magacaabis ku sameeyay xubnaha Golaha Wasiirada ee soo socda

1- Mudane Biixi Iimaan Cige waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda

2- Dr Maxamed Cilmi Ibraahim waxaa loo magacaabay Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada

3- Mudane Abuukar Jeylaani Sheekh waxaa loo magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta

4- Mudane Saadaad Maxamed Nuur Caliyow waxaa loo magacaabay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta

Wasiirada cusub ee la magacaabay ayuu Ra’iisul Wasaaruhu faray inay si deg deg ah ula wareegaan xilalkooda kadib marka la dhaariyo.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts