RW Xamse iyo Madaxweynaha KGS oo kulan ku yeeshay Muqdisho

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa kulan gaar ah la yeeshay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya, kaasi oo ku sugan Magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa caawa hoygiisa ku soo booqday Raโ€™iisul Wasaaraha, waxaana uu ugu hambalyeeyay in uu helay kalsoonida Golaha Shacabka, una rajeeyay in Eebbe la garab galo waajibaadka qaran ee hor yaalla.

About Webmaster

View all posts by Webmaster