• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Saturday, June 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

RW Xamse Barre oo ka qayb galay Munaasabad kor loogu qaadayey kalsoonida shacabka

Dalsan Editor by Dalsan Editor
May 9, 2023
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
RW Xamse Barre oo ka qayb galay Munaasabad kor loogu qaadayey kalsoonida shacabka
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ay wehelinayaan Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jamaac iyo xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada ayaa ka qeyb-galay munaasabad ku qabsoomtay degmada Kaaraan oo kor loogu qaadayey kalsoonida shacabka ee la shaqeynta ciidammada, laguna dhiirri gelinayey Hay’adaha Amniga.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa ku ammaanay muwaadiniinta abaal marinta lagu guddoonsiiyey madasha ee ka hortagay falal amni darro, gacanna ka geystay in la soo qabto Xubno lid kua haa amamanka guud, waxa uuna xusay in amniga caasimadda ee la hagaajiyey ay sabab u tahay wadashaqeynta shacabka iyo dowladda.

Ra’iisul Wasaare Xamse ayaa xusay in xalay ay haystaan shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed fursad taariikhi ah oo ay dalkooda ku xoreeyaan, maadaama Xukuumadda ay qaadday tallaabooyin isu soo dhaweynaya Hay’adaha Amniga iyo shacabka, lana xoojiyey kalsoonida, wadashaqeynta iyo dareenka qarannimo.

Sidoo kale, Ra’iisul Wasaaraha ayaa ku wareejiyey Ciidamada Qalabka Sida 50-neef oo geel ah oo ay jeebkooda ka iibiyeen Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 08/05/2023

Next Post

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 09/05/2023

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Dowladda Soomaaliya iyo AFRICOM oo duqeymo cirka ah ku beegsaday ISIS-Somalia
Warar

13 Xubnood oo Al-Shabaab Ka Tirsanaa oo Lagu Dilay Howlgal Ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

June 12, 2025
Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)
Warar

Garsoore Cabdulqawi Axmed Yuusuf oo Iska Casilaya Xubinnimada Maxkamadda Caddaaladda Adduunka (ICJ)

June 12, 2025
Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya
Warar

Wasiirka Caddaaladda Puntland oo Eedeyn Kulul U Jeediyay Dowladda Federaalka Soomaaliya

June 11, 2025
Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo
Warar

Guddoomiyaha Mudug oo Beeniyay Wararka Ku Saabsan Afduub Dad Koofur Galbeed ah Loogu Geystay Gaalkacyo

June 11, 2025
Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho
Warar

Shil Gaari oo Khasaaro Geystay oo Ka Dhacay Muqdisho

June 11, 2025
Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah
Warar

Mareykanka oo Dhaliilay Cunaqabataynta Dalal Reer Galbeedku Saareen Wasiirro Israa’iili ah

June 11, 2025
Next Post
Ingiiriska oo fariin hanjabaad u dirau Ruushka, xili weli ay taagan tahay xiisada Ukraine

Dhageyso:-Warka Subaxnimo Ee Radio Dalsan 09/05/2023

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

In a significant diplomatic milestone, the United Kingdom has formally recognized Somalia for pioneering the world’s first comprehensive national ammunition...

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

The Federal Government of Somalia’s Ministry of Information, Culture and Tourism has participated in a key regional summit organized by...

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — As the world marks June 12 – the World Day Against Child Labour, Somalia’s Ministry of Labour...

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

by Gesey Liban
June 13, 2025
0

Mogadishu, Somalia — In an emotional and triumphant moment for families and the wider fishing community, three Somali fishermen who...

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
English News

Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
English News

Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
English News

CHILDREN DON'T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift
English News

Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances
English News

Somalia, Turkey Deepen Security and Economic Ties Amid Shifting Regional Alliances

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement
English News

Middle East on Edge: Israel Bombs Iran’s Nuclear Sites as U.S. Denies Involvement

June 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Somalia Earns Global Praise from UK for World-First Ammunition Tracking System in Landmark Security and Development Talks
  • Somalia’s Ministry of Information Participates in EAC Regional Cultural Forum in Tanzania
  • CHILDREN DON’T BELONG AT WORK! Somalia’s Ministry of Labour Calls for End to Child Labour on World Day Against Child Labour
  • Lost at Sea, Found with Hope: Three Somali Fishermen Reunited with Families After Months Adrift

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00