RW Rooble oo saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay Munaasabadda 3-da May

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Mohamed Hussein Roble ayaa saxafiyiinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee May 3,

Waxaaana uu ku ammaanay kaalintooda, isagoo ballan qaaday in xukuumaddu difaaceyso xuquuqda iyo xorriyadda saxaafadda.

Hoos ka akhriso War-Saxaafadeedka RW Rooble

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor