HomeWararRW Rooble oo ka hadlay Doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland ee lasoo...

RW Rooble oo ka hadlay Doorashadii Aqalka Sare ee Somaliland ee lasoo gaba-gabeeyay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Senatarodii Maanta lagu doortay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasi oo kamid noqonaya Aqalka Sare. Ra’iisul Wasaare Rooble aya Qoraal goor dhow soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay sida ay kusoo dhammaatay doorashadii kuraasta Gobolada Waqooyi […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa hambalyo u diray Senatarodii Maanta lagu doortay Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, kuwaasi oo kamid noqonaya Aqalka Sare.

Ra’iisul Wasaare Rooble aya Qoraal goor dhow soo saaray ayaa waxaa uu ku sheegay inuu ku faraxsan yahay sida ay kusoo dhammaatay doorashadii kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland oo Maanta lasoo gaba-gabeeyay.

- Advertisement -

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha xilgaarsiinta ayaa hambalyo iyo boggaadin u jeediyay ergooyinkii wax doortay iyo Guddiyada doorashada ee  sida hufan ee xilkasnimada leh u maamulay doorashadii kuraasta Gobolada Waqooyi ee Somaliland.

Xarunta Teendhada Afisyooni ayaa waxaa Maanta ka dhacday doorashada shan kursi oo ka harsaneyd kuraasta Gobolada Waqooyi,  isla markaana waxaa ku tartamay Musharaxiin dhowr oo qaarkood ku fadhiyey kuraas, waxaana la doortay Senatoradan:

1-Saciid  Cabdi Xasan

- Advertisement -

2- Naciimo Xasan Xaaji

3- Axmed Maxamed Saciid

4- Axmed Ibraahim Maxamed

5- Deeqa Xasan Xuseen

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts