HomeWararRW ku-xigeenka dalka oo Maanta Shir ka furay Magaalada Muqdisho

RW ku-xigeenka dalka oo Maanta Shir ka furay Magaalada Muqdisho

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay shir looga tashanayo dhammeystirka Siyaasadda qaran ee deegaanka oo qayb ka ah danta qaranka ee hir-gelinta deegaan nadiif ah, laguna saleeyay qorshaha horumarinta qaranka. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furitaanka shirka ka sheegay in Isbedelka cimillada adduunka, abaaraha, daadadka iyo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta furay shir looga tashanayo dhammeystirka Siyaasadda qaran ee deegaanka oo qayb ka ah danta qaranka ee hir-gelinta deegaan nadiif ah, laguna saleeyay qorshaha horumarinta qaranka.

Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa furitaanka shirka ka sheegay in Isbedelka cimillada adduunka, abaaraha, daadadka iyo xaalufinta deegaanka ay saameyn ku yeesheen dalka, ayna muhiim tahay in wadajir looga shaqeeyo horumarinta deegaanka.

- Advertisement -

Dhammeystirka siyaasadda qaran ee deegaanka oo qeyb ka qaadaneysa maamulka deegaanka, ayaa laga tala gelinayaa hey’adaha dowladda,  aqoon-yahahnka iyo hey’adaha waxbarasha.

Hadafka siyaasaddaan ayaa ah in la hagaajiyo caafimaadka iyo tayada nolosha dadka Soomaaliyeed, lana dhiirri geliyo horumar waara iyada oo loo marayo maamulka khayraadka dabiiciga ah.

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts