HomeWararRW Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga wada-hadallada Somalia iyo Somaliland

RW Kheyre oo kulan la qaatay Guddiga wada-hadallada Somalia iyo Somaliland

Date:

Related stories

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay ‘Wadnaha’ Dhaqaalaha Badda Soomaaliyeed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay xarunta cusub ee Wasaaradda Dekedaha, isagoo ku dhawaaqay qorshe cusub oo lagu sugayo amniga badda iyo ilaalinta kheyraadka dabiiciga ah.

Dekedaha Iiraan iyo Cadaadiska Trump: Ma la gaaray xilligii xabbad joojin rasmi ah mise waa xeelad cusub?

Donald Trump oo go'aan layaab leh ka qaatay Iiraan: Xabbad-joojin la kordhiyay iyo xanibaado cusub oo lagu adkeeyay dekedaha.

NISA Confirms Airstrike in Guulane Kills Al-Shabaab Members

The first operation targeted a house where Al-Shabaab leaders and militiamen were stationed. At least 15 members were killed in the strike. The militants' base was also destroyed, which they had been using to organize militias and plan acts of destabilization.

Iiraan oo awooddeeda tustay caalamka xilli xabbad-joojin la hadal hayo.

Iiraan oo soo bandhigtay gantaal gaaraya 2,000 KM xilli la hadal hayo xabbad-joojin uu ku dhowaaqay Donald Trump.

Turkey Expands Its Role in Counterterrorism Operations in Somalia

"Türkiye will directly support the efforts of Somali forces against Al-Shabaab and ISIS," Fidan said, elaborating on plans to expand security cooperation and counterterrorism operations.

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa kulan la qaatay Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Soomaaliland.

Warar la helayo ayaa waxaa ay sheegayaan in kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo Guddiga looga hadlay sidii loo sii amba qaadi lahaa Wadahadallada Dowladda Federaalka iyo Somaliland iyo Arrimo kale oo aan xog laga helin.

Kulanka oo ka dhacay Xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa Xasan Cali Kheyre waxaa ku wehlinayay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan.

Xafiisyada warbaahinta u qaabilsan labada Mas’uul faah faahin rasmi ah laga bixi kulankaas Mas’uuliyiinta ay la qaateen Guddiga Qaran ee Dhab-u-heshiisiinta iyo Wadahadallada Somalia iyo Somaliland.

Si kastaba Dalka Jabuuti ayaa waxaa lagu wadaa in Maalinta Berri uu shir uga furmo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa waxaa lagu xaqiijiyay in berri uu kulan sii doono labada Madaxweyne, kulanka ayaa lagu Casuumay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed.

Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Subscribe

- Never miss a story with notifications

- Gain full access to our premium content

- Browse free from up to 5 devices at once

Latest stories