Ruushka oo soo Bandhigay Muwaadiniin Mareykan oo dalka Ukraine u tagay Dagaal

Mid ka mid ah TV-yada Ruushka ayaa Jimcihii shalay baahiyay muuqaallo ku saabsan muwaadiniin Mareykan ah oo lagu la’aa dalka Ukraine, dadkan ayaa la sheegay in halkaasi ay u tageen si ay ugu dhinac dagaallamaan ciidamada Ukraine.

Warbaahinta Mareykanka ayaa horay u sheegtay in la la’yahay muwaadiniintan, sidoo kale ehelada dadkan ayaa dhankooda sheegay inaysan ogeen halka ay ku danbeyeen.

Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sidoo kale sheegtay in ay jiraan xog ku saabsan saddexdan muwaaddin oo sheegeysa in lagu lagu la’yahay gudaha Ukraine.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor