Ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre oo maanta kahadlayay arimaha la xariira abaaraha ayaa waxa uu sheegay in 48-saac ee la soo dhaafay abaarta darteen ay u dhinteen 110-ruux.
Ra’iisul wasaaraha oo hadalkiisa siiwata ayaa sheegay in abaarata ay hada tahay mid saamiienteeda sii xoogeesaneesa.
Halkan hoose ka dhageyso codka