HomeWararRa’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Guddiga Tira-koobka hantida Qaranka

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabay Guddiga Tira-koobka hantida Qaranka

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, soo celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka. Gudiddan ayaa ka kooban siddeed xubnood oo kala ah wasiirka Maaliyadda,wasiirka ganacsiga, wasiirka hawlaha Guud, wasiirka Arrimaha dibedda,Guddoomiyaha gobolka Banaadir,wasiir dowlaha madaxtooyadda,wasiir dowlahha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo garyaqaanka guud ee qaranka. Hawlaha guddidan […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay Guddiga Tira-koobka, soo celinta, Qiimeynta iyo ka Talo-Bixinta Nidaaminta Hantida Qaranka.

Gudiddan ayaa ka kooban siddeed xubnood oo kala ah wasiirka Maaliyadda,wasiirka ganacsiga, wasiirka hawlaha Guud, wasiirka Arrimaha dibedda,Guddoomiyaha gobolka Banaadir,wasiir dowlaha madaxtooyadda,wasiir dowlahha Xafiiska Ra’iisul wasaaraha iyo garyaqaanka guud ee qaranka.

- Advertisement -

Hawlaha guddidan qaban doonto ayaa waxa laf dhabar u ah tirakoobka hantida dowladda,soo celinta hantidda qaranka ee sifaha sharci daradda ah loo haysto iyo sidoo kale ka talo bixinta nidaaminta hantida qaran ee la soo celiyey.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts