• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, September 17, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Madaxweyne Ruto oo dhowr Qodob ka wada hadlay

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 27, 2023
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Madaxweyne Ruto oo dhowr Qodob ka wada hadlay
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dar es Salaam kulan gaar ah kula qaatay Madaxweynaha Kenya William Ruto.

Labada mas’uul ayaa waxa ay inta uu socday kulankooda uga wada hadleen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga dhinacyada amniga, ganacsiga iyo isu socodka labada dal, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska Warfaafinta ee Xamse Barre.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha ayaa isla gartay ahmiyadda uu leeyahay dagaalka lagula jiro Al-Shabaab, oo khatar ku ah guud ahaan amniga gobolka iyo dib u furista xuduudaha oo muhiim u ah isku socodka iyo ganacsiga labada dal.

Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa kala hadlay Madaxweyne Ruto fududeynta Dal-ku galka (visa) arrintaasi oo looga ballamay in lagu dhameystiro kulamo loo ballansan yahay labada dhinac.

Iyadoo laga duulaayo tayeynta iyo awood siinta da’yarta iyo kor u qaadida waxbarashada, ayaa Madaxweyne Ruto waxa uu ka aqbalay Ra’iisul Wasaaraha in dowladda Kenya ay noo tababarto 1000 macallin oo wax ka dhigi doona heerarka kala duwan ee waxbarashada Soomaaliya.

Previous Post

Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 26/07/2023

Next Post

Ruushka oo lacag ka badan $684 Million ka dhaafay Dawladda Somalia

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho
Warar

September 17, 2025
MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

Ciidamada Israa’iil oo kordhiyay weerarrada Qaza, Qaramada Midoobayna ku eedeeyay xasuuq
Caalamka

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

September 16, 2025
R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada

“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”
Warar

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

September 16, 2025
Next Post
Ruushka oo lacag ka badan $684 Million ka dhaafay Dawladda Somalia

Ruushka oo lacag ka badan $684 Million ka dhaafay Dawladda Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho

by Ilhaan
September 17, 2025
0

Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta si rasmi ah xarigga uga jaray...

MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

by Ilhaan
September 17, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si qoto dheer uga hadlay mashruuca biyo-xireenka weyn ee Itoobiya (Grand Ethiopian...

Ciidamada Israa’iil oo kordhiyay weerarrada Qaza, Qaramada Midoobayna ku eedeeyay xasuuq

Ciidamada Israa’iil oo kordhiyay weerarrada Qaza, Qaramada Midoobayna ku eedeeyay xasuuq

by Ilhaan
September 17, 2025
0

Ciidamada Israa’iil ayaa sii ballaariyay howlgalka ka socda Marinka Qaza, iyagoo kordhiyay duqeymaha cirka iyo weerarrada dhulka, taas oo sababtay...

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

by Radio Dalsan
September 16, 2025
0

MUQDISHO, 15 September, 2025 - Western Union waxay maanta ku dhawaaqday in ay xawilaadaheeda lacagaha ee caalamiga ah gaarsiineyso Soomaaliya...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho
Warar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho

September 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”
Warar

MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

September 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Ciidamada Israa’iil oo kordhiyay weerarrada Qaza, Qaramada Midoobayna ku eedeeyay xasuuq
Caalamka

Ciidamada Israa’iil oo kordhiyay weerarrada Qaza, Qaramada Midoobayna ku eedeeyay xasuuq

September 17, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland
Warar

Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada
Warar

R/Wasare Xamsa oo Kormeeray Garoonka diyaaradaha, Amarna ku Bixiyay Hagaajinta Adeegyada

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
“Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya oo Shaaciyay Liiska 83 Xildhibaan Cusub”
Warar

Maamulka Waqooyi Bari oo cambaareysay duqeyntii lagu dilay Caaqil Cumar

September 16, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho
  • MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”
  • Ciidamada Israa’iil oo kordhiyay weerarrada Qaza, Qaramada Midoobayna ku eedeeyay xasuuq
  • Western Union Waxay Adeegyadeeda Xawilaadda Lacagaha Gaarsiineysaa Soomaaliya iyo Somaliland

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00