• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Monday, August 25, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Dalsan Editor by Dalsan Editor
July 16, 2022
in Warar, Wararka Idaacadda
Reading Time: 1 min read
A A
Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya
1
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa Maanta oo sabti ah waxaa uu xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka dowladda Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee Kate Foster.

Kulanka dhexmaray Ra’iisul Wasaare Xamse Barre iyo Safiir Kate Foster ayaa waxaa looga hadlat Arrimo ay kamid ahaayeen xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal, sida lagu sheegay Qoraal kasoo baxay Xafiiska Xamse Barre.

Ra’iisul Wasaaraha iyo Safiirka ayaa isla soo qaaday dardar-galinta barnaamijyadda horumarineed ee dowladda Britain ka tageerto Soomaaliya ee leh dhinacyada kala duwan sida gargaarka iyo amniga.

Dowladda Ingiriiska ayaa kamid ah dowladdaha taageera dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana UK ay tababaro siisaa Ciidabka dowladda, sidoo kalena mashaariic ka fulisa qaar kamid ah dowlad Goboleedyada dalka.

Previous Post

Taliyaha Booliska Maamulka Puntland oo Maanta magacaabay Taliyeyaal cusub

Next Post

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo Xog siiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Barre

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

“DF iyo Xubnaha Mucaaradka oo Soo Saaray War-murtiyeed; Akhriso Qodobada Muhiimka ah”
Warar

August 25, 2025
Xildhibaan Saadaq Joon oo Loo Doortay Kursiga HOP#248 ee Golaha Shacabka

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Xubnood oo Al-shabaab ka tirsan

Wasaaradda Waxbarashada oo maanta shaacinaysa Natiijada Imtixaanka Qaranka Fasalka 12-aad

August 24, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Baarlamaanka Waqooyi Bari

August 23, 2025
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Shiinaha,
Warar

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Danjiraha Shiinaha,

August 23, 2025
Next Post
Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo Xog siiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Barre

Saraakiil ka tirsan Midowga Afrika oo Xog siiyay Ra’iisul Wasaare Xamse Barre

“DF iyo Xubnaha Mucaaradka oo Soo Saaray War-murtiyeed; Akhriso Qodobada Muhiimka ah”

“DF iyo Xubnaha Mucaaradka oo Soo Saaray War-murtiyeed; Akhriso Qodobada Muhiimka ah”

by Ilhaan
August 25, 2025
0

War-murtiyeed ayaa laga soo saaray shirar ka dhacay Madaxtooyada Soomaaliya, oo ay yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud,...

Xildhibaan Saadaq Joon oo Loo Doortay Kursiga HOP#248 ee Golaha Shacabka

Xildhibaan Saadaq Joon oo Loo Doortay Kursiga HOP#248 ee Golaha Shacabka

by Ilhaan
August 25, 2025
0

Xildhibaan Saadaq Cumar Xasan (Saadaq Joon) ayaa si rasmi ah loo doortay kursiga tirsigiisu yahay HOP#248 ee Golaha Shacabka Baarlamaanka...

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Xubnood oo Al-shabaab ka tirsan

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Xubnood oo Al-shabaab ka tirsan

by Ilhaan
August 25, 2025
0

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin oo lagu helay dambiyo culus...

Somalia’s National Education Consultation Conference Continues for Second Day in Jowhar

by Liban
August 25, 2025
0

Jowhar, Somalia – The National Consultation Conference on Education entered its second day on Monday in Jowhar, the capital of...

“DF iyo Xubnaha Mucaaradka oo Soo Saaray War-murtiyeed; Akhriso Qodobada Muhiimka ah”
Warar

“DF iyo Xubnaha Mucaaradka oo Soo Saaray War-murtiyeed; Akhriso Qodobada Muhiimka ah”

August 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xildhibaan Saadaq Joon oo Loo Doortay Kursiga HOP#248 ee Golaha Shacabka
Warar

Xildhibaan Saadaq Joon oo Loo Doortay Kursiga HOP#248 ee Golaha Shacabka

August 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Xubnood oo Al-shabaab ka tirsan
Warar

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Xubnood oo Al-shabaab ka tirsan

August 25, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia’s National Education Consultation Conference Continues for Second Day in Jowhar
English News

Saadaq Omar Hassan Elected to Somalia’s Federal Parliament Seat HOP#248

Netanyahu Says Israeli Strikes Destroyed Presidential Palace in Yemen’s Capital Sanaa

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • “DF iyo Xubnaha Mucaaradka oo Soo Saaray War-murtiyeed; Akhriso Qodobada Muhiimka ah”
  • Xildhibaan Saadaq Joon oo Loo Doortay Kursiga HOP#248 ee Golaha Shacabka
  • Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo Xukun Dil Toogasho ah ku Fulisay Labo Xubnood oo Al-shabaab ka tirsan
  • Somalia’s National Education Consultation Conference Continues for Second Day in Jowhar

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00