HomeWararRa'iisul Wasaare Rooble oo Haweeney xil cusub u magacaabay

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Haweeney xil cusub u magacaabay

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha loogu magacaabay inay noqoto Haweeney lagu magacaabo Faaduma Cabdi Cali. Qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska Rooble ayaa sheegay […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa xilka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha loogu magacaabay inay noqoto Haweeney lagu magacaabo Faaduma Cabdi Cali.

- Advertisement -

Qaar kamid ah shaqaalaha Xafiiska Rooble ayaa sheegay in Faaduma Cabdi markii horey ay kamid aheyd shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha loona dalacsiiyay xilka cusub ee loo magacaabay.

Sidoo kale Faaduma Cabdi Cali ayaa waxaa ay noqoneysaa Haweeneydii ugu horreeysay ee in muddo ah qabata xilka ku-xigeenka Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts