HomeWararRa’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay

Ra’iisul Wasaare Rooble iyo wafdigiisa oo dalka dib ugu soo laabtay

Date:

Related stories

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya, mas’uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalida ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka oo uu uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble iyo Wefdigiisii ayaa dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho 3 maalmood ah oo uu ku tagay Kenya.

Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa dalka Kenya kula kulmay Madaxweynaha Kenya, mas’uuliyiin kale, Jaaliyadda Soomaalida ee Kenya iyo wakiillada Beesha Caalamka oo uu uga warbixiyay xaaladda guud ee dalka iyo hanaanka ay u socoto doorashooyinka.

- Advertisement -

Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyay mas’uuliyiin ka tirsan Goleyaasha dowladda, Maamulka Gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin kale.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts