Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashiid oo Ku Wajahan Kismaayo

Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta Booqanaya Magaaladda Kismaayo Ee Gobolka Jubadda Hoose.

U Jeedada Booqashadda Ra’iisul wasaare Cumar Cabdirashiid ayay ku sheegtay Warbaahinta Dowladda in ay la xiriirto Kulamo uu Cumar Cabdirashiid la qaadan Doono Madaxda Maamulka Jubbaland.

Arrinta ugu weyn la filayo inuu Maamulkasi kala hadli doono Ra’iisul wasaaraha ayaa ah Mooshinka Baarlamaanka Soomaaliya laga keenay Barlamaanka Maamulkasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor