HomeWararRaashiya oo sheegtay inay Daacish duqeeyeen Gaadiidkii lagu gubay Syria.

Raashiya oo sheegtay inay Daacish duqeeyeen Gaadiidkii lagu gubay Syria.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Sheegtay in 55% Dhulkii AS Dib Loo Qabsaday

La-taliyaha Amniga Qaranka Soomaaliya, Aweys Xaaji Yuusuf Axmed, ayaa madasha Global Security Forum 2026 ee Doha ka sheegay in dowladda dib ula wareegtay in ka badan 55%

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka, ayaa baahisay Muuqaal Video muujinaya iyadoo ay Maleeshiyadda Daacish Hoobiyayaal ku duqeeynayo Gaadiidkii waday Shixnadda Samafalka ee ku sugnaa duleedka magaalladda Aleppo ee dalka Syria. Muuqaalka waxa uu muujiyey Gaari ay Daacish leeyihiin oo laga ganayo Hoobiyayaasha nooca leh Dhumucda weyn ee meelaha fog lagu duqeyn karo. Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Raashiya, […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Wasaaradda Difaaca ee Maraykanka, ayaa baahisay Muuqaal Video muujinaya iyadoo ay Maleeshiyadda Daacish Hoobiyayaal ku duqeeynayo Gaadiidkii waday Shixnadda Samafalka ee ku sugnaa duleedka magaalladda Aleppo ee dalka Syria.

Muuqaalka waxa uu muujiyey Gaari ay Daacish leeyihiin oo laga ganayo Hoobiyayaasha nooca leh Dhumucda weyn ee meelaha fog lagu duqeyn karo.

- Advertisement -

Afhayeenka Wasaaradda Difaaca Raashiya, Igoor Konashenkof ayaa sheegay in Diyaarad Drones ay qaaday Muuqaalkaasi oo si cad looga arkayo Maleeshiyadda Daacish oo ku soo dhawaanayso Kolonyadda Gaadiidka Gargaarka waday.

Dhinaca kale, Dowladda Maraykanka ayaa rumeysan inay labo ka mid ah Diyaaradaha Dagaalka Raashiya ka dambeeyaan Duqeyntaasi oo lagu dilay 20-qof, laguna burburiyey 18 ka mid ah Gaadiidka Xamuulka ee Gargaarka u waday Aleepo.

QM ayaa joojisay Hawlihii Gargaarka ee ay ka wadeen Syria, kadib, markii la duqeeyey Gaadiidkaasi.

- Advertisement -

Damaged Red Cross and Red Crescent medical supplies lie inside a warehouse after an airstrike on the rebel held Urm al-Kubra town, western Aleppo city, Syria September 20, 2016. REUTERS/Ammar Abdullah

A Sukhoi Su-24 fighter jet takes off from the Hmeymim air base near Latakia, Syria, in this handout photograph released by Russia's Defence Ministry on October 22, 2015. REUTERS/Ministry of Defence of the Russian Federation/Handout via Reuters

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts