HomeWararRaashiya oo ku gacan sayrtay Qaraar ka dhan ahaa Dowladda Syria.

Raashiya oo ku gacan sayrtay Qaraar ka dhan ahaa Dowladda Syria.

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Xubnaha Golaha Ammaanka waxay xalay yeesheen Kulan ay ku cambaarayn lahaayeen weerarkii Hubka Gaaska ee ay dadka badan ku geeriyoodeen. Waa markii 8-aad ee ay Dowladda Raashiya u adeegsato Codka Diidmadda Qayaxan ee VETO POWER go’aano ay xubnaha Golaha Ammaanka ka soo saareen dagaalka 6-sanno jirsaday ee Syria. Diidmadan ugu dambaysay, waxay Raashiya ku diiday […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Xubnaha Golaha Ammaanka waxay xalay yeesheen Kulan ay ku cambaarayn lahaayeen weerarkii Hubka Gaaska ee ay dadka badan ku geeriyoodeen.

Waa markii 8-aad ee ay Dowladda Raashiya u adeegsato Codka Diidmadda Qayaxan ee VETO POWER go’aano ay xubnaha Golaha Ammaanka ka soo saareen dagaalka 6-sanno jirsaday ee Syria.

- Advertisement -

Diidmadan ugu dambaysay, waxay Raashiya ku diiday Qaraar Qabyo ah oo ay taageerayeen Maraykanka, Faransiiska iyo Britain lagu cambaareeyo Duqeynta ay Diyaaradaha Dagaalka Syria bishan April 4-tii ku qaadeen Degmadda Shaykhuun, laguna dilay 87 qof oo carruur u badna.

Danjiraha Maraykanka u joogta QM, Nikki Haley ayaa ugu baaqday Raashiy inay joojiyaan Badbaadinta Madaxweynaha Syria, waxayna xustay inay Maraykanka doonayaan inay Raashiya kala shaqeeyaan sidii xal Siyaasdeed loogu dhmayn lahaa Xiisadda dalka Syria.

©Radio Dalsan

Bilan Media
Bilan Mediahttps://www.bilan.media
Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts