• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Sunday, September 21, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result

Qorshaha dib loogu soo celinayey Qaxootiga Soomaalida ku sugan Kenya oo ay soo food-saartay Caqabado

Dalsan Editor by Dalsan Editor
November 2, 2015
in Warar
Reading Time: 2 mins read
A A
0
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Barnaamijkaasi ayaa la sheegay inuu caqabado kala kulmay, iyadoo aan weli la bixinin Yaboohii ay in ka badan 40-Dowladood kaga dhawaaqeen Shirkii Calaamiga ee Arrimaha Qaxootiga Soomaalida ee bishii hore lagu qabtay caasimadda dalka Belgium ee Brussels.

Kenya iyo Somalia waxay u baahan yihiin ugu yaraan 500 million oo Dollars si loogu fuliyo Mashruuca Dib-u-soo-celinta Qaxootiga, iyadoo Shirkii Brussels isbuucii horelooga ballanqaaday in la bixinayo 105 million oo Dollar oo ah shan meelood oo meel kale Yaboohii Lacageed ee la ballan-qaaday.

Danjiraha Somalia u jooga Kenya, Ambassador Jamaal Xasan oo la hadlay Wargeyska Daily Nation ayaa sheegay in kharajka 100-million ee Dollar ee lagu yaboohay uu bilow wanaagsan u yahay sidii lo obilaabi lahaa Dib-u-celinta Qaxootiga.

Wuxuuna intaasi ku daray haddii hawsha la bilaabo la rajeynayo in sida ugu dhaqsaha badan loo bixiyo Malaayiinta kale ee Dollar ee loogu yaboohay Qorshaha Dib-u-celinta Qaxootiga Soomaalida ku nool Xeryaha Kenya.

Midowga Europe “EU” oo marti-geliyey Shirkii Brussels, waxay ku yabooheen 60 million oo Euro si loogu adeegsado xalinta dhibaatooyinka Qaxootiga Soomaalida ku nool gudaha Somalia iyo dalalka deriska.

© Radio Dalsan

Previous Post

Ashabaabkii saakayto weeraray Hotelka Saxafi oo watay Labiska iyo qoryaha u gaarka Ciiddanka Burundi ee Hawlgalka AMISOM.

Next Post

Golaha Ammaanka ee QM oo ku baaqay in la soo qabto kuwii maalgeliyey iyo kuwii fududeeyey Weerarkii Alshabaab ee Hotel Saxafi

Dalsan Editor

Dalsan Editor

Related Posts

Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka
Warar

Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka

September 21, 2025
Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka
Warar

Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka

September 20, 2025
Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca
Warar

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca

September 20, 2025
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

September 20, 2025
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho
Warar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo xarigga ka jaray 12 waddo cusub oo laga hirgeliyay Muqdisho

September 17, 2025
MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”
Warar

MW Xasan Sheekh: “Xiriirka Itoobiya iyo Masar midna kama hor imaanayo danaha Soomaaliya”

September 17, 2025
Next Post

Golaha Ammaanka ee QM oo ku baaqay in la soo qabto kuwii maalgeliyey iyo kuwii fududeeyey Weerarkii Alshabaab ee Hotel Saxafi

Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka

Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka

by Ilhaan
September 21, 2025
0

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu ku muujiyay walaac xooggan, isaga oo digniin...

Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka

Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka

by Ilhaan
September 20, 2025
0

Xildhibaano ka tirsan Golaha Samata-bixinta Qaranka Soomaaliyeed ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku cambaareeyay kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Federaalka, iyagoo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca

by Ilhaan
September 20, 2025
0

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Beijing kulan doceed kula yeeshay Wasiirka Difaaca Jamhuuriyadda Shiinaha,...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

by Ilhaan
September 20, 2025
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku tilmaamay doorashada Soomaaliya ee xubinta aan joogtada ahayn ee Golaha...

Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka
Warar

Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka

September 21, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka
Warar

Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka

September 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca
Warar

Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca

September 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka
Warar

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

September 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somali Opposition MPs Accuse President Hassan Sheikh, Speaker Madoobe of “Hijacking Parliament”
English News

Somali Opposition MPs Accuse President Hassan Sheikh, Speaker Madoobe of “Hijacking Parliament”

September 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Somalia and China Discuss Counterterrorism, Support for AUSSOM
English News

Somalia and China Discuss Counterterrorism, Support for AUSSOM

September 20, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxweynihii Hore Shariif Sheekh Axmed oo Digniin Culus u Diray Dowladda Federaalka
  • Xildhibaanada Mucaaradka oo ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Aadan Madoobe in ay afduubteen Baarlamaanka
  • Soomaaliya iyo Shiinaha oo xoojiyay iskaashiga dhinaca amniga iyo difaaca
  • Madaxweyne Xasan Sheekh oo Sharaxay Kaalinta Soomaaliya ee Golaha Ammaanka

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00