• JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Wednesday, May 14, 2025
  • Login
Radio Dalsan
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
Play
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio
No Result
View All Result
Radio Dalsan
No Result
View All Result
Home Warar

QM oo ansixisay Amaah Degdeg ah oo looga hortagayo Macluusha iyo Abaaraha Somalia.

Bilan Media by Bilan Media
March 22, 2017
in Warar
Reading Time: 3 mins read
A A
3
VIEWS
Share on FacebookShare on Twitter

Sanduuqa Dhexe ee Waxqabadka Degdegga ee hoos taga Hay’adda QM ugu qaabilsan Cuntada iyo Beeraha ee FAO ayaa sheegay inay 22 million oo Dollar ugu talagaleen Xaalladda Degdegga ee wax looga qabanayo Abaaraha iyo Macluusha ka taagan qeybo ka mid ah Somalia.

Hadal ka soo baxay Xarunta Dhexe ee Hay’adda FAO ku leedahay Caasimadda dalka Talyaaniga ee Rome ayaa lagu sheegay in Kharajkaasi loogu talagalay in lagu caawiyo Bulshooyinka Reer Guuraaga ah ee ay Ceelasha ka qalaleen, Xoolihiina ka le’deen, isla markaana aysan u soo go’in wax  Dalag ah oo ay beerteen.

Madaxa Xafiiska QM ee Isku-xirka Hawlaha Samafalka Aadminimadda, Stephen O.Brien ayaa sheegay in Kaalmada ay Hay’adda FAO bixisay qeyb ka tahay dadaalka lagu doonayo in looga hortago Xaallad Aadminimo oo Khatar ah.

Waxa uu intaasi ku daray in FAO si degdeg ah u badbaadin doono Nolosha Dadka Beeraleyda iyo Xoolaleyda, kuwaasi oo Kaalmo dheeraad ah ka helayo Deeq-bixiyayaasha.

 

QM waxay horey u shaacisay inay Macluul Daran ka jiraan dalalka Somalia, South Sudan, Yemen iyo Nigeria.

Bishii la soo dhaafay, Madaxweyne Farmaajo ayaa ku dhawaaqay inay Somalia ka jirto Masiibo Qaran, iyadoo dadka ay macluusha soo food saartay gaarayaan 3 million oo qof.

QM waxay ka digtay inay saddexda bilood ee soo socota ay Cunto yaraan soo food saari doonto 6.2 million oo qof oo Soomaali ah.

Waa Macluushii 3-aad ee Somalia ka dhacda 25-kii sanno ee la soo dhaafay, iyadoo macluushii ugu dambaysay oo dhacday sannadkii 2011-kii ay ku geeriyoodeen 260,000 oo Soomaali ah.

©Radio Dalsan

Previous Post

Somalia oo ka qeyb galaysa Shirweyne Caalami oo looga hadlayo La-dagaalanka Daacish.

Next Post

Ra’isul wasaare Kheyre oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay (Sawirro)

Bilan Media

Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

Related Posts

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah
Warar

Soomaaliya iyo Azerbaijan oo kala saxiixday heshiis maalgashi beeraha ah

May 13, 2025
Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho
Warar

Maamulka Gobolka Banaadir oo Dadaal Adag Ku Bixiyay Soo Celinta Bilicda Muqdisho

May 13, 2025
Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho
Warar

Xisbiga Cusub ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxda Maamul Goboleedyada oo Lagu Wado in Lagu Dhawaaqo Muqdisho

May 13, 2025
Next Post

Ra’isul wasaare Kheyre oo booqday dadkii ku dhaawacmay Qaraxii shalay (Sawirro)

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

by Liban
May 14, 2025
0

MONTEVIDEO, URUGUAY – Former President of Uruguay José “Pepe” Mujica, a man globally revered for his humility, authenticity, and deeply...

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

by Dalsan Editor
May 14, 2025
0

By: Abdirazak Mogadishu, Somalia – More than 84,000 people have been affected by flash floods across Somalia since mid-April, with...

President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections

President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections

by Liban
May 14, 2025
0

Mogadishu, Somalia – In a bold and politically charged speech during the launch of a new political party led by...

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

by Liban
May 13, 2025
0

WASHINGTON, D.C. — In a sweeping and controversial move that reshapes U.S. military influence in the Middle East, the White...

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
English News

Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis
English News

UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections
English News

President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections

May 14, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals
English News

Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika
Warar

R/Wasaare Xamsa oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.
Warar

Puntland iyo Q.M oo ka wadahadlay Arrimaha Bini’aadinimada iyo Xasilinta.

May 13, 2025
Play
  • Add to Queue
  • Share
    Facebook Twitter
Facebook Twitter

About

Radio Dalsan

Radio Dalsan

Radio Station

Radio Dalsan was established in April 2012 in Mogadishu, Somalia with FM frequency 91.5MHz . The radio is registered with the federal ministry of information in Somalia. Dalsan is an independent and autonomous FM Radio station. The radio broadcasts for 18 hours in Somalia and also the Radio is on satellite broadcasting to Africa and Asia.

Follow us

Categories

  • Africa
  • Barnaamijyada
  • Bilan Media
  • Caafimaadka
  • Caalamka
  • Diini
  • English News
  • Maqal
  • Muuqaal
  • Opinion
  • Podcast
  • Warar
  • WARARKA AF INGIRIISIGA
  • Wararka Idaacadda
  • Wareegga Wararka
  • Wareysiyada
  • World News
  • Xulashada Ciyaaraha
  • Xulasho
  • XULKA WARARKA

Recent Posts

  • Madaxwaynihii ugu faqiirsanaa caalamka oo geeriyooday
  • UN raises alarm as flash floods displace 84,000 in Somalia, kill 17 amid worsening climate crisis
  • President Mohamud rolls out ‘Justice and Unity’ party in high-stakes move ahead of upcoming elections
  • Saudi Arabia to Buy $142 Billion in U.S. Weapons as Trump Secures Major Middle East Arms Deals

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In
No Result
View All Result
    • JOBS
  • WARAR
  • Bilan Media
  • English News
  • Radio

© 2024 Radio Dalsan - Allrights reserved.

-
00:00
00:00

Queue

Update Required Flash plugin
-
00:00
00:00