HomeWararQaxooti u dhashay Syria oo isku daldalay Xabsi ku yaalla Jarmalka.

Qaxooti u dhashay Syria oo isku daldalay Xabsi ku yaalla Jarmalka.

Date:

Related stories

Soomaaliya oo Laga Dooday Mustaqbalka Garaadka Gacmeedka

Xarunta Garaad Gacmeedka Ummadda Soomaaliyeed oo Qabatay Kulan Dood-cilmiyeed...

Modi oo Bogaadiyay Kabtan Smit Machchhar

Ra’iisul Wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ammaanay Kabtan Smit Machchhar, oo ahaa duuliyihii Flydubai ee dhaawacmay intii ay socotay dhacdo halis ah,

Ninkaasi oo la oran jirey Jaabir Al-bakar ayaa maydkiisa laga helay Xarun Dadka lagu hayo oo ku taalla magaalladda Leypsig, kadib, markii ay Hay’addaha Ammaanka soo qabteen ninkaasi oo qorsheynayey inuu weerar qarax la beegsado Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Berlin. Wasaaradda Caddaaladda ee Maamul-gobaleedkd Sakoni ayaa xaqiijisay inuu Ninkaasi is-daladalay, kadib, markii uu iska soo […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Ninkaasi oo la oran jirey Jaabir Al-bakar ayaa maydkiisa laga helay Xarun Dadka lagu hayo oo ku taalla magaalladda Leypsig, kadib, markii ay Hay’addaha Ammaanka soo qabteen ninkaasi oo qorsheynayey inuu weerar qarax la beegsado Garoonka Diyaaradaha ee magaalladda Berlin.

Wasaaradda Caddaaladda ee Maamul-gobaleedkd Sakoni ayaa xaqiijisay inuu Ninkaasi is-daladalay, kadib, markii uu iska soo lalmiyey Saqafka Sare ee Qolka Xabsiga ee uu ku xirnaa.

- Advertisement -

Jaabir Al-bakar waxaa la qabtay Isniintii la soo dhaafay, kadib, markii ay Ciiddanka ku raad-joogeen Hawlgal socday ilaa maalintii Sabtida ee la soo dhaafay.

syrian

©Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts