HomeWararQaxooti Soomaali ah oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku...

Qaxooti Soomaali ah oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku joogeen Kenya

Date:

Related stories

Haweenka Suxufiyiinta Soomaaliya oo Weerarro Wajahaya

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Xarig iyo Jirdil Ka Cabanaya

SSUP oo Shir Siyaasadeed uga Qaybgalay Urdun

Xisbiga SSUP ee Soomaaliya oo ka qaybgalay shir siyaasadeed...

Muqdisho oo Lagu Qabtay Madasha Amniga Internetka

Muqdisho waxaa ka furmay Madasha 4-aad ee Amniga Internet-ka Soomaaliya, oo ay soo qabanqaabiyeen NCA iyo Jaamacadda Muqdisho,

Maxkamadda Degmadda Mandera ee W/bari Kenya waxaa shalay la soo taagay Labo Muwaadin Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Isaaq Barkow iyo Isaaq Cali Aadan, kuwaasi oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku joogeen Kenya. Raggaasi ayaa la sheegay in bishan 12-dii lagu qabtay Mandera, iyadoo la sheegay inaysan wadanin wax Dukumentiyo sharci […]

- Advertisement -
- Advertisement -

Maxkamadda Degmadda Mandera ee W/bari Kenya waxaa shalay la soo taagay Labo Muwaadin Soomaali ah oo lagu kala magacaabo Isaaq Barkow iyo Isaaq Cali Aadan, kuwaasi oo lagu soo oogay inay si sharci-darro ah ku joogeen Kenya.

Raggaasi ayaa la sheegay in bishan 12-dii lagu qabtay Mandera, iyadoo la sheegay inaysan wadanin wax Dukumentiyo sharci ah.

- Advertisement -

Labada Eedeysane ayaa u sheegay Xeer-beegtida Maxkamadda inay yihiin Qaxooti, inkastoo aysan soo bandhigin Dukumentiyo muujinayo sheegashadooda.

Maxkamadda Mandera wax go’aan ah kama gaarin Kiiska Eedeysanayaaha, waxayna amartay in Xabsiga lagu sii hayo, ilaa bishan July 30-da oo mar kale ay Dacwaddu dhegeysan doonto Kiiskooda.

© Radio Dalsan

Latest stories

The Somali girls stepping into the boxing ring – and challenging tradition. MOGADISHU, Somalia

In a small training hall in Mogadishu’s Waaberi district,...

Bruno Guimarães on the Verge of Completing Arsenal Move

Arsenal appear to be on the verge of signing...

Arsenal Intensify Pursuit of Vinícius Júnior with Arteta’s Major Promise

Arsenal are intensifying their pursuit of Vinícius Júnior, with Arteta promising he will be the centerpiece of the project.

Recent Posts